Every listing links to a full details page — with eligibility, what's included, a YouTube tutorial, and two ways to apply.
🎓 DEEQ WAXBARASHO OO BUUXDA (MALAYSIA 2026/2027) 🇲🇾✨ Waa fursad qaali ah oo ay bixinayso Dowladda Malaysia (MIS / MTCP Scholarships) oo loogu talagalay ardayda caalamiga ah!
FURSAD CULUS OO Furan Hadda: DEEQDA WAXBARASHO EE LESTER B. PEARSON (CANADA 🇨🇦) Ma doonaysaa inaad waxbarashadaada Undergraduate (Kulliyadda Koowaad/Bachelor's) si buuxda oo lacag la'aan ah uga barato jaamacadda adduunka ugu caansan ee University of Toronto? Deeqda Lester B. Pearson International Scholarship waa mid ka mid ah fursadaha ugu sareeya ee Canada, waxaana la doonayaa arday dhab ahaan u muujiyay hoggaan, firfircooni, iyo aqoon satey.
Ma doonaysaa inaad waxbarashadaada Undergraduate, Master's, ama PhD ku qaadato Canada? Jaamacadda Alberta (University of Alberta) waxay ku dhowaaqday deeqaha waxbarasho ee sannad-duquusheedka 2027 oo ay u furi karaan dhammaan ardayda caalamiga ah!
Deeqdan gaar ahaan waxaa loogu talagalay ardayda caalamiga ah ee codsanaya sannadka koowaad ee Master of Science oo English lagu dhigto.
Waa Labo Call Codsiyada
Deeq waxbarasho oo si buuxda loo maalgeliyo (Fully Funded) oo loogu talagalay dhalinyarada Afrikaanka ah oo Ardayda Somalida ahi ey ku jiraan ee leh tayada aqooneed iyo awoodda hoggaamineed, laakiin wajahaya caqabado dhaqaale
🇸🇦 KAUST – King Abdullah University of Science and Technology ayaa furtay codsiga Scholarship-ka 2027 ee Master’s iyo PhD!
Bocconi University waxay leedahay fursado scholarship/financial aid ah oo loogu talagalay ardayda caalamiga ah, iyadoo lagu salayn karo merit (aqoon/guul waxbarasho) iyo need (xaaladda dhaqaale).
🎓 Yenching Academy – Peking University ayaa furtay codsiga Scholarship-ka 2027!
Full Tuition Coverage: Direct payment of 100% of university tuition and academic fees.
Women’s Leadership and Decision-Making waa koorso online ah oo ay bixiso UN Women Training Centre, kuna saabsan sidii haweenku uga qaybqaadan lahaayeen hoggaanka iyo go’aan-qaadashada.
🇪🇸 Fursad Qaali Ah: Nexus Youth Exchange 2026 – Madrid, Spain! ✈️ Ma ku hamineysaa inaad u safarto magaalada Madrid ee dalka Spain iyadoo kharashka oo dhan lagaa bixinayo? Nexus Public Policy Institute waxay kugu casuumaysaa barnaamijka Nexus Youth Exchange 2026 oo ka dhici doona Madrid! Ma jiro Shardi IELTS ah.
Tell us your profile and goals — we identify what you qualify for and coach you through the whole process.